tisdag 13 maj 2014

NY! Cusub!

Konjunktioner

Den första delen av konjunktionen är klar nu. Tack, Peter U Larsson att jag får använda din grammatikhemsida. klicka här. eller klicka fliken lär di svenska- konjunktioner.


Besök gärna mina andra bloggar!


lycka till!

Mohammed 

Isku xirayaal (xidhiidhiyeyaal)

Qaybtii koowaad ee isku xirayaasha waan dhamays tiray hadda. Waxaan u mahad celinayaa Peter U Larsson oo asagu ii ogolaaday inaan isticmaalo boggiisa qaybta garaamarka (naxwaha). 
Guji halkan. ama guji meesha ay ku taalo baro af iswidhishka - isku xirayaal.



ku soo dhawoow bogageyga kale!


Sidaas iyo nasiib wanaagsan.

Maxammed

Inga kommentarer:

Skicka en kommentar