lördag 27 maj 2017

Ramadan Mubarak!

Asa


Relaterad bildRelaterad bild

I dag lördag den  27 maj 2017 börjar den heliga månaden Ramadan.Ramadan är den månaden muslimerna fastar mellan 29-30 dagar, från ca kl 02:30 - 21:45 i Stockholm. Beroende på var man bor i världen kan det skilja sig mellan hur många timmar man måste fasta.

Varför fastar man? Jo, Ramadan är en av de fem islamiska pelarna dessa är: 

  1. Trosbekännelse (Shahadah) 
  2. Tidebönen (Salah) 
  3. Allmosan (Zakat
  4. fastan (Sawm)
  5. Vallfärden (Hajj) 


Jag önskar er alla muslimer Ramadan Mubarak. 

ASC

Maanta oo sabti ah bishuna ay tahay 27 maayo 2017 waxaa bilaabmaya bishii barakaysnayd ee Ramadaan. Ramadaan waa bisha barakeysan ee ay muslimiintu soomaan 29 - 30 malmood, inta u dhaxaysa 02:30-21:45 ee saacadda Stockholm. Saacadaha la soomayaa wey kala duwanyihiin waxa ayna ku xidhan yihiin meesha aad aduunyada kaga nooshahay. 
Maxaa loo soommaa hadaba? haa, waxa loo soomaa: ramadaanku waxa uu ka mid yahay shanta tiir ee islaamka kuwaas oo kala ah:


  1. Shahaadada
  2. Salaada 
  3. Sakada
  4. Soonka 
  5. Gudashada xajka qofkii awooda

Waxa aan idiin rajaynayaa Ramadaan Kariim.