torsdag 21 augusti 2014

Välkomna tillbaka! / Soo noqosho wanaagsan!

Välkomna tillbaka!



Sommarlov! 


Nu är den sköna, varma, ljusa och soliga sommaren på väg mot sin slutskede.
Många elever börjar skolan den här veckan och andra nästa vecka.  
Hoppas att ni har haft ett trevligt sommarlov, och att ni är redo för det kommande läsåret 2014/2015.



Soo noqosho wanaagsan!


Fasaxa xagaaga!

Xagaagii wacnaa, kululaa, iftiinka iyo qoraxdaba badnaa wuu sii dhamaanayaa.
Arday badani uskuuladoodii ayey bilaabeen toddobaadkani, kuwa kalan usbuuca dambe ayey bilaabayaan haddii ilaahay yidhaahdo.
Waxaan idiin rajeynayaa inaad wakhti fiican aad soo qaadateen xiligii aad ku jirteen fasixii xagaaga, oo aad hadda diyaar u tihiin sanad dugsiyeedka cusub ee 2014/2015.





Länkar/ isku xidhayaal

Länkar!

Under fliken länkar har jag lagt upp Peter U Larssons fantastiska grammatiska sidor.  



Isku xirayaal!

Qaybta isku xidheyaasha waxaan soo galiyey isku xidhayaal cajiib badan oo ka socda Peter U Larsson.