måndag 17 juni 2013



Modersmålsdagen/Maalinta afka hooyo



Svenska:
Sigtuna kommunens modersmålsenheten den 18 februari 2013.
Vi firade modersmålsdagen idag. Hela världen var där. Det var roligt att så många lärare och politiker kom till öppethuset.
Dessa godisbitarna kommer från hela världen.

Af soomaali:

Degmada Sigtuna ee ku taala Stocckholm waxaa looga dabaaldagay maalinta afka hooyo 18/2- 2013. Maalinta afka hooyo waxaa loo dabaal dagaa 21/2 sanad kasta. Aduunyada oo dhan ayaa halkaas joogtay, waxaan ka wadaa macalimiin badan oo aduunyada dacaladeeda ka kala yimid ayaa halkaas joogay. Waxaa halkaas nagu soo booqday madax sar sare oo degmada ka socotay, maamuleyaasha iskuulo badan iyo macalimiinba, waana mid aad loogu farxo.
Macmacaanadan badan oo ka kala socda aduunyada oo dhan waxaa soo dubay oo keentay macalimiinta afafka hooyo.

fredag 14 juni 2013

Sommarlov! Fasixii xagaggaga!


Sommarlov!


Idag fredag den 14 juni 2013 var det skolavslutningen för många skolor. Som jag skrev tidigare njut och njut att vara ledig men glöm inte att läsa böcker. Att läsa är viktig, att läsa är nyttigt, att läsa är bildning, att läsa  är avkoppling och att läsa är att ta del av någon annans tankar och idéer som finns ett annat ställe. Läs, läs och läs..........


Fasixii xagaggaga!

Jimce 14 juun 2013 waxaa la xidhay iskuulo badan. Sidii aan horayba u qoray ku raaxayso inaad fasax tahay oo naso laakiin  ha ilaawin inaad buuggaag aad akhrisatit. In buugggaag la akhriyaa waa muhiim,  In buugggaag la akhriyaa waa waxbarasho,  In buugggaag la akhriyaa waa nasasho,  In buugggaag la akhriyaa waa adigoo qof aan kula joogin fikradiisa iyo mamaskaxdiisa wixii ku jiray akhrisanaya. akhri, akhri, akhri oo akhri.........

a