torsdag 4 februari 2016

Radio Sweden på lätt svenska /Raadiyaw Sweden iyo af-iswiidhish fudud

”Här kan du lyssna på nyheter om det som händer i Sverige. Vi använder ett enklare språk, och förklarar mer om bakgrunden till det som händer. Vi har ett extra fokus på nyheter som berör dig som är ny i Sverige. 

Varje dag, måndag till fredag, klockan 16 kommer ett nytt program med de viktigaste nyheterna. Du kan lyssna på det direkt på webbsidan eller ladda ner det till din dator eller din telefon. Du kan också läsa alla nyheter här på hemsidan.
Vi vill veta vad du tycker om programmet och nyheterna! Följ oss på Facebook.”





af-soomaali
"Halkan waxa aad ka dhageysan karaysaa warar cusub oo ku saabsan dhacdooyinka ka dhacaya Iswiidhen.
Waxa aan isticmaalaynaa af/luqad fudud, waxaanan si fiican u sharaxaynaa sababta keentay dhacdooyinkaasi. Si 
 gaar ah Waxaan  u taabanaynaa wararka ku khuseeya adiga, qofkaaga ku cusub Iswiidhan.
Maallin kasta oo isniina ilaa jimce saacaddu marka ay tahay 16 waxaa soo baxaya barnaamij cusub oo ah wararkii ugu muhiimsanaa. Bogga ayaad si toos ah uga dhageysan karaysaa ama kombiyuutarkaaga ayaad kusoo dajisan kraysaa ama taleefankaaga.
Waxa aad waliba ka akhrisankaraysaa wararka oo dhan boggaasi.
waxaan doonaynaa in aan ogaano sida uu kula yahay barnaamijkani iyo wararkani, nagala soco faysbuugga Facebook "



Waxaa turjumay: Mohammed Abdullahi

Inga kommentarer:

Skicka en kommentar