Hej alla!
Jag är tjänsteledig från mitt jobb dvs. skolan och arbetar nu med integrationen. Det är därför jag har gjort inlägg.
Mina inlägg kommer det mesta handla om migration och integration.
Asc. dhamaantiinba!
Waxa aan fasax kaga jiraa shaqadeydii hore oo ahayd iskuul. Hadda waxa aan ka shaqeeyaa hey'adda isdhexgalka. Sidaasi darteed ayaanan wax usoo galinin. Waxyaabaha aan soo galin doonaa waxa ay u badnaan doonaan qaxootiga iyo isdhexgalka.
Syftet med denna blogg är för utbildning. Till dem som vill lära sig svenska eller somaliska // Ujeedada boggani waa waxbarasho. Dadkii doonaya inay bartaan af iswidhishka ama af soomaaliga.
tisdag 4 april 2017
torsdag 31 mars 2016
Inbjudan / kulan qaaliya ...

Nu har du chansen...
Är du modersmålslärare, studiehandledare och modersmålsstödjare i somaliska?
Är du elev och talar somaliska?
Bor du i Sverige?
Intresserar du konst, böcker, matte, digitala verktyg osv. Nu har du chansen att träffa:
författaren Jama Muse Jama.
Här är din inbjudan: klicka här...
Välkomna!
torsdag 18 februari 2016
Undulaten Elvis/ Baqbaqaagii Elvis
I torsdags läste jag den här artikeln i en Metro tidning. Jag blev mållös, dels att många medier tog upp det och dels att en veterinär får en erinran av statliga Ansvarsnämnden för djurens hälso- och sjukvård . Här nedan kan du läsa om artikeln eller klickar du länken längst ner för att komma till Metros sidan.

http://www.metro.se/nyheter/veterinar-far-erinran-efter-fageldod/HdzpaA!kIxwT44t2DZpGZ0iA8BLUg/
af soomaali
Maalintii khamiistii ee la soo dhaafay waxaan ka akhristay jariiradda la yidhaahdo Metro ee kasoo baxda Stockholm ee carriga Iswiidhen, arin aan aad iyo aad uga helay ama iiga cajabisay. Waa kan hoos ku xusan isagoo aan turjumay ee bal ila arag.
Digniin la siiyey dhakhtarka xoolaha kadib markii ay shimbirtu dhimatay
Baqbaqaa da' yar ayey dhimasho soo wajahday ka dib markii la' siiyay daawo intii loogu talagalay ka badan, warkan ayaa laga soo xigtay hayadda ka masuulka ah xanaanada xoolah.
Baqbaqaagii Elvis la odhan jiray ayaa waxaa la aaminsan yahay inuu u dhintay daawo saa'id ah oo la siiyay darteed. Waxaa haddaba digniin la siiyay dhakhtarkii xoolaha ee daaweynayey baqbaqaagaasi. Digniintaasi Waxaa siisay hayadda caafimaadka iyo daryeelka xayawaanka. Warkan waxaa soo gudbiyay Värnamo Nyheter.
Elvis waxa uu la liitay cuncun ba'an. Waxa uu madaxa ku xoqayay tiir ku yaalay shabaqii uu galayay. Taasi oo keentay in uu is xoodhiyay halkaas salaanta ee wajiga. Markii la geeyay dhakhtarka xayaawaanka ee gobolka Jönköping ayaa waxaa sugnaatay in injiri gashay shimbirkaasi.
Daawo ayaa lagu muday, laakiin maalintii dambe ayaa waxaa laga war helay in shimbirkaasi uu aad u ildaranyahay oo ay xaaladiisii kasii xumaatayba. Markaasaa dhakhtarkii xoolaha ee maalintaas ka shaqaynayay dhakhtarkaasi uu shimbirku yaalay go'aan ku gaadhay in looga raaxeeyo.
Guddiga mas'uulka ayaa soo saaray in shimbirkaasi la siiyay daawo laba iyo toban jeer ka cuslayd intii loogu tala galay.
Waliba waxa uu muran ka taagan yahay cudurkii lagu sheegay ee ahaa inay injiri gashay shimbirka. In ay injiri gasho baqbaqaaga waa mid aan marnaba caadi ahyn.
"Veterinär får erinran efter fågeldöd"
En undulat gick en för tidig död till mötes, enligt ansvarig myndighet på grund av den höga medicindos han fick. Arkivbild.
Lennart Nygren/TT
Foto:
Undulaten Elvis tros ha dött av en medicinöverdos och nu får behandlande veterinär en erinran av statliga Ansvarsnämnden för djurens hälso- och sjukvård, rapporterar Värnamo Nyheter.
Elvis led av klåda och hade gnidit pannan kal mot sandpinnarna i buren. På veterinärmottagningen i Jönköpings län konstaterades att han hade löss.
Läkemedel injicerades men dagen därpå var Elvis så dålig att en annan veterinär, på djursjukhuset dit ägaren sökt sig, lät undulaten somna in.
Ansvarsnämnden konstaterar att medicindosen som getts var tolv gånger det rekommenderade. Dessutom ifrågasätts själva diagnosen. Löss hos papegojfåglar är extremt ovanligt.
Elvis led av klåda och hade gnidit pannan kal mot sandpinnarna i buren. På veterinärmottagningen i Jönköpings län konstaterades att han hade löss.
Läkemedel injicerades men dagen därpå var Elvis så dålig att en annan veterinär, på djursjukhuset dit ägaren sökt sig, lät undulaten somna in.
Ansvarsnämnden konstaterar att medicindosen som getts var tolv gånger det rekommenderade. Dessutom ifrågasätts själva diagnosen. Löss hos papegojfåglar är extremt ovanligt.
http://www.metro.se/nyheter/veterinar-far-erinran-efter-fageldod/HdzpaA!kIxwT44t2DZpGZ0iA8BLUg/
af soomaali
Maalintii khamiistii ee la soo dhaafay waxaan ka akhristay jariiradda la yidhaahdo Metro ee kasoo baxda Stockholm ee carriga Iswiidhen, arin aan aad iyo aad uga helay ama iiga cajabisay. Waa kan hoos ku xusan isagoo aan turjumay ee bal ila arag.
Digniin la siiyey dhakhtarka xoolaha kadib markii ay shimbirtu dhimatay
Baqbaqaa da' yar ayey dhimasho soo wajahday ka dib markii la' siiyay daawo intii loogu talagalay ka badan, warkan ayaa laga soo xigtay hayadda ka masuulka ah xanaanada xoolah.
Baqbaqaagii Elvis la odhan jiray ayaa waxaa la aaminsan yahay inuu u dhintay daawo saa'id ah oo la siiyay darteed. Waxaa haddaba digniin la siiyay dhakhtarkii xoolaha ee daaweynayey baqbaqaagaasi. Digniintaasi Waxaa siisay hayadda caafimaadka iyo daryeelka xayawaanka. Warkan waxaa soo gudbiyay Värnamo Nyheter.
Elvis waxa uu la liitay cuncun ba'an. Waxa uu madaxa ku xoqayay tiir ku yaalay shabaqii uu galayay. Taasi oo keentay in uu is xoodhiyay halkaas salaanta ee wajiga. Markii la geeyay dhakhtarka xayaawaanka ee gobolka Jönköping ayaa waxaa sugnaatay in injiri gashay shimbirkaasi.
Daawo ayaa lagu muday, laakiin maalintii dambe ayaa waxaa laga war helay in shimbirkaasi uu aad u ildaranyahay oo ay xaaladiisii kasii xumaatayba. Markaasaa dhakhtarkii xoolaha ee maalintaas ka shaqaynayay dhakhtarkaasi uu shimbirku yaalay go'aan ku gaadhay in looga raaxeeyo.
Guddiga mas'uulka ayaa soo saaray in shimbirkaasi la siiyay daawo laba iyo toban jeer ka cuslayd intii loogu tala galay.
Waliba waxa uu muran ka taagan yahay cudurkii lagu sheegay ee ahaa inay injiri gashay shimbirka. In ay injiri gasho baqbaqaaga waa mid aan marnaba caadi ahyn.
torsdag 4 februari 2016
Radio Sweden på lätt svenska /Raadiyaw Sweden iyo af-iswiidhish fudud
”Här kan du lyssna på nyheter om det som händer i Sverige. Vi använder ett enklare språk, och förklarar mer om bakgrunden till det som händer. Vi har ett extra fokus på nyheter som berör dig som är ny i Sverige.
Varje dag, måndag till fredag, klockan 16 kommer ett nytt program med de viktigaste nyheterna. Du kan lyssna på det direkt på webbsidan eller ladda ner det till din dator eller din telefon. Du kan också läsa alla nyheter här på hemsidan.

Vi vill veta vad du tycker om programmet och nyheterna! Följ oss på Facebook.”
Här är länken: http://sverigesradio.se/sida/default.aspx?programid=4916
af-soomaali
"Halkan waxa aad ka dhageysan karaysaa warar cusub oo ku saabsan dhacdooyinka ka dhacaya Iswiidhen.
Waxa aan isticmaalaynaa af/luqad fudud, waxaanan si fiican u sharaxaynaa sababta keentay dhacdooyinkaasi. Si
gaar ah Waxaan u taabanaynaa wararka ku khuseeya adiga, qofkaaga ku cusub Iswiidhan.
Maallin kasta oo isniina ilaa jimce saacaddu marka ay tahay 16 waxaa soo baxaya barnaamij cusub oo ah wararkii ugu muhiimsanaa. Bogga ayaad si toos ah uga dhageysan karaysaa ama kombiyuutarkaaga ayaad kusoo dajisan kraysaa ama taleefankaaga.
Waxa aad waliba ka akhrisankaraysaa wararka oo dhan boggaasi.
waxaan doonaynaa in aan ogaano sida uu kula yahay barnaamijkani iyo wararkani, nagala soco faysbuugga Facebook "
Waxaa turjumay: Mohammed Abdullahi
måndag 14 december 2015
Lussekatter/ keega lussekaater
Vill du baka lussekatter? här har du receptet, varsågod"!
Ingredienser
- 2 paket saffran mals med en sockerbit.
- 250 g smör som smälts i en kastrull.
- 5 dl mjölk som värms i mjölk.
- 1 paket jäst 50 g som sönderdelas i mjölken.
- 2 dl socker.
- Allt blandas i en bunke.
- Häll ca 1.5 - 1.8 liter vetemjöl i bunken och knåda i ca 10 minuter
- Låt degen jäsa på värm plats i bunken i 40 minuter.
- Gör lussekatter och lägg på plåten. Låt det jäsa en gång till i ca 30 minuter.
- Pensla Lussekatterna med ett uppvispad ägg.
- Sätt russin i Lussekatterna.
- Sätt in plåten i ugnen i 5- 10 minuter.
//lycka till!
keega lussekatter
Ma rabtaa inaad dubtid keega la yidhaahdo lussekaater? Waa tan sidii loo samaynayay, ku soo dhawoow!
waxa uu ka koobanyahay
- 2 baakadood oo sacfaraan ah.
- 250 g oo subag ah oo aad ku dhalaalisay disdi.
- 5 dl oo caano ah.
- 1 baakad oo fixiso/qamiir ah 50 g taasoo aad ku dhex jajabinaysid caanaha.
- 2 dl oo sonkor ah.
- Intaba ku shub fijaan/baaquli weyn.
- Ku shub 1.5-1.8 liter oo daqiiq/bur ah, fijaanka/baaquliga oo u cajiin si fiican illaa iyo 10 daqiiqadood.
- ku khamiiri cajiinka meel kulul ilaa 40 daqiiqadood.
- U googoo sida lussekaaterka oo dul dhig birta wax lagu dubo. Khamiiri 30 daqiiqadood oo kale.
- Hal xabo oo ukun ah qas oo dusha ka mari.
- Sabiibkiina saar lussekaaterka.
- Gali birta foornada oo ku daa 5 - 10 daqiiqadood.
- Ka saar marka uu casaado/guduuto.
//sidaas iyo nasiib wanaagsan!
onsdag 25 november 2015
Somaliska dagar! Maalmaha soomaalida!
Kista folkhögskolan och andra medarbetare anordnar 2 studiedagar om somalier dess kultur och litteratur.Kista träff den 4-5 december 2015, mellan 09:00 - 16:00 och de är kostnadsfria.
Den 4 december är för svenska talande medan den 5 december inriktar sig enbart mot somaliska talande.
vill du gå ? det är bara att anmäla sig.
Jag bifogar inbjudan här .Klicka här....
Soomaali
Kista folkhögskola iyo hay'ado kale oo ay wada shaqeeyaanba waxa ay qabanqaabinayaan laba maalmood oo cilmi korodhsi ah oo ku saabsan soomaalida, dhaqankooda, suugaanta iyo bandhigga buugaagta . Waxaana uu kulan kani ka dhici doonaa Kistaträf oo ku taala xaafadda Kista, waana bilaash in laga qayb qaataa.
Kulan kani waxa uu dhacayaa 4-5 diisambar 2015. Maalinta hore oo jimce ah 09:00 -16:00 waxaa lagu hadlayaa af iswidish. 16:30 -20:30 waa af soomaali. Maalinta dambe waa af soomaali kaliya.
Haddii aad rabtid inaad ka qayb qaadatid isa soo diiwaan gali. Waxaanan halkan kuugu soo lifaaqayaa cassuumaddii.
måndag 9 november 2015
komplimang/ Ammaanid
Bas 2 i Järfälla började förra veckan att jobba med tema Komplimanger. Vi fortsätter också att jobba med samma tema den här veckan. Eleverna kommer från många olika länder och kontinenter, då är det inte konstigt att dessa elever talar olika språk, har eller bär olika kulturer och olika religioner.
Det är roligt och värdefullt att ha nästan hela världen i en och samma klass.
Kan man ge komplimanger på samma sätt i alla länder? Nej, tydligen inte. Men det visar sig att i vissa länder kan man ge komplimanger på liknande sätt t.ex. gör eleverna som kommer från Afrika nästan på samma sätt. Och eleverna som kommer från arabländerna berömmer ungefär på samma sätt.
Vi jämförde hur man ger komplimanger i olika länder. Det blev en bra, rolig och lärorik lektion.
Här är komplimangerna som vi arbetar med:

- jag tycker om din frisyr!
- du har ett fint leende!
- dina skor är snygga!
- vilka vackra ögon du har!
- du är underbar!
- jag tycker om dina skor!
- du är vacker!
- du är mycket trevlig!
- man kan lita på dig!
- du ser bra ut!
- det är kul att vara med dig!
- du är smart!
- du är intelligent!
- du inspirerar mig!
- jag tycker om när du skrattar!
- du är en bra människa!
- du är rolig!
- du är en bra vän!
- du är snäll!
- du är bra på allt du gör!
- du är schysst!
soomaali
Bas 2-ga Järfälla ku yaalaa waxa aan toddobaadkii ina dhaafay aan bilawnay mawduuca ammaanta.Toddobaadka soo socdana isla mawduucas ayaan wadi doonaa. Ardeyda dhigata qaybtani waxa ay kakala yimaadeen waddamo kala duwan. Haddaba waxaanu shaki ku jirin in ardeydani ku kala hadlaan afaf kala duwan , ayna leeyihiin ama ay xambaarsanyihiin dhaqamo kala duawan iyo diimo kala duwan. Runtii waa mid aad loogu farxo oo aadna u qiimo badan in arday wadamo badan oo kala duwan ka kala socdaa ay hal fasal wada fadhiyaan.
Si isku mid ah mala isku ammaanaa waddamada oo dhan? jawaabtu waa maya, laakiin waxaa soo baxday oo aan ogaanay in waddamada qaarkood si iyo xaallad isku mid ah la isku ammaano. Tusaale ahaan waddamada ku yaala Afrika dadku si isku mida ayay isku amaanaan. Kuwa ka yimid waddamada carbtuna iyaguna sidoo kale ayay si isku mida iyo xaallado isku mida ama isku dhaw iskugu amaanaan.
Waa kuwan ammaanaha aan ka shaqaynaa:
- waan jecelahay sidaad timaha aad jaratay!
- dhoola cadayn fiican baad leedahay!
- kabahaagu way qurux badan yihiin!
- indha qurux badan baad leedhay!
- qof aad u wanaagsan baad tahay!
- kabahaag awaan jecelahay!
- waad qurux badan tahay!
- aad baad u furfuran tahay!
- qof la aamini karaad tahay!
- si fiican baad u eegtahay!
- wey wanaagsan tahay la joogidaadu!
- xariif baad tahay!
- waad caqli badan tahay!
- waad i dhiiri galisaa!
- waan jecelahay markaad qoslaysid!
- qof wanaagsan baad tahay!
- waxaad tahay qof maad leh!
- saaxiib wanaagsan baad tahay!
- qof naxariis leh baad tahay!
- waxa aad samaysaysid waad ku fiican tahay!
- qof fiican/sharaf leh baad tahay!
Prenumerera på:
Inlägg (Atom)