torsdag 12 oktober 2017

Dagens citat / Halqabsigii maanta!

“Education is the most powerful weapon we can use to change the world.” 

NELSON MANDELA (2003)



 “If your plan is for one year, plant rice. If your plan is for ten years, plant trees. If your plan is for one hundred years, educate children.”

 KUAN CHUNG (7TH CENTURY BC)


Halqabsigii maanta

"Cilmigu waa hubka ugu culus ee aan adeegsan karno si aan u badalno aduunyada."

NELSON MANDELA (2003)
Turjume: Mohammed Hassan (2017) 

"Haddii uu qorshahaagu yahay hal sano, beero bariis. Haddii uu qorshahaagu yahay toban sanadood, beero geedo. Haddii uu qorshahaagu yahay boqol sanadood, carruurta wax bar."

KUAN CHUNG (7TH CENTURY BC)
Turjume: Mohammed Hassan (2017) 



lördag 27 maj 2017

Ramadan Mubarak!

Asa


Relaterad bildRelaterad bild

I dag lördag den  27 maj 2017 börjar den heliga månaden Ramadan.Ramadan är den månaden muslimerna fastar mellan 29-30 dagar, från ca kl 02:30 - 21:45 i Stockholm. Beroende på var man bor i världen kan det skilja sig mellan hur många timmar man måste fasta.

Varför fastar man? Jo, Ramadan är en av de fem islamiska pelarna dessa är: 

  1. Trosbekännelse (Shahadah) 
  2. Tidebönen (Salah) 
  3. Allmosan (Zakat
  4. fastan (Sawm)
  5. Vallfärden (Hajj) 


Jag önskar er alla muslimer Ramadan Mubarak. 

ASC

Maanta oo sabti ah bishuna ay tahay 27 maayo 2017 waxaa bilaabmaya bishii barakaysnayd ee Ramadaan. Ramadaan waa bisha barakeysan ee ay muslimiintu soomaan 29 - 30 malmood, inta u dhaxaysa 02:30-21:45 ee saacadda Stockholm. Saacadaha la soomayaa wey kala duwanyihiin waxa ayna ku xidhan yihiin meesha aad aduunyada kaga nooshahay. 
Maxaa loo soommaa hadaba? haa, waxa loo soomaa: ramadaanku waxa uu ka mid yahay shanta tiir ee islaamka kuwaas oo kala ah:


  1. Shahaadada
  2. Salaada 
  3. Sakada
  4. Soonka 
  5. Gudashada xajka qofkii awooda

Waxa aan idiin rajaynayaa Ramadaan Kariim.





tisdag 4 april 2017

Tjänstaledig!

Hej alla!


Jag är tjänsteledig från mitt jobb dvs. skolan och arbetar nu med integrationen. Det är därför jag har gjort inlägg.
Mina inlägg kommer det mesta handla om migration och integration.


Asc. dhamaantiinba!


  Waxa aan fasax kaga jiraa shaqadeydii hore oo ahayd iskuul. Hadda waxa aan ka shaqeeyaa hey'adda isdhexgalka. Sidaasi darteed ayaanan wax usoo galinin. Waxyaabaha aan soo galin doonaa waxa ay u badnaan doonaan qaxootiga iyo isdhexgalka.