Vill du baka lussekatter? här har du receptet, varsågod"!
Ingredienser
- 2 paket saffran mals med en sockerbit.
- 250 g smör som smälts i en kastrull.
- 5 dl mjölk som värms i mjölk.
- 1 paket jäst 50 g som sönderdelas i mjölken.
- 2 dl socker.
- Allt blandas i en bunke.
- Häll ca 1.5 - 1.8 liter vetemjöl i bunken och knåda i ca 10 minuter
- Låt degen jäsa på värm plats i bunken i 40 minuter.
- Gör lussekatter och lägg på plåten. Låt det jäsa en gång till i ca 30 minuter.
- Pensla Lussekatterna med ett uppvispad ägg.
- Sätt russin i Lussekatterna.
- Sätt in plåten i ugnen i 5- 10 minuter.
//lycka till!
keega lussekatter
Ma rabtaa inaad dubtid keega la yidhaahdo lussekaater? Waa tan sidii loo samaynayay, ku soo dhawoow!
waxa uu ka koobanyahay
- 2 baakadood oo sacfaraan ah.
- 250 g oo subag ah oo aad ku dhalaalisay disdi.
- 5 dl oo caano ah.
- 1 baakad oo fixiso/qamiir ah 50 g taasoo aad ku dhex jajabinaysid caanaha.
- 2 dl oo sonkor ah.
- Intaba ku shub fijaan/baaquli weyn.
- Ku shub 1.5-1.8 liter oo daqiiq/bur ah, fijaanka/baaquliga oo u cajiin si fiican illaa iyo 10 daqiiqadood.
- ku khamiiri cajiinka meel kulul ilaa 40 daqiiqadood.
- U googoo sida lussekaaterka oo dul dhig birta wax lagu dubo. Khamiiri 30 daqiiqadood oo kale.
- Hal xabo oo ukun ah qas oo dusha ka mari.
- Sabiibkiina saar lussekaaterka.
- Gali birta foornada oo ku daa 5 - 10 daqiiqadood.
- Ka saar marka uu casaado/guduuto.
//sidaas iyo nasiib wanaagsan!
Inga kommentarer:
Skicka en kommentar