Dessa citaten tycker jag är fantastiska.
Soo xigashayaashani (Hal ku dhagyadani) waa kuwo aad u cajiib badan.
Af soomaali
sidan ayaa ku qoran qoraaladani iyo sawiradan sare.
- Halkan/intan qof shisheeye /qalaad ma joogo ee waa saaxiibo kaliya oo aanad wali la kulmin.
- Macalinku wuxuu sameeyaa in xataa waxa yar yar la tiriyo.
- Carruurtu waxay dhashaan iyagoo baalal leh, macalinkuna wuxuu ka caawiyaa siday ugu duuli lahaayeen.
Waa soo xigashooyin xikmad xambaarsan.
SvaraRadera