"Veterinär får erinran efter fågeldöd"
Undulaten Elvis tros ha dött av en medicinöverdos och nu får behandlande veterinär en erinran av statliga Ansvarsnämnden för djurens hälso- och sjukvård, rapporterar Värnamo Nyheter.
Elvis led av klåda och hade gnidit pannan kal mot sandpinnarna i buren. På veterinärmottagningen i Jönköpings län konstaterades att han hade löss.
Läkemedel injicerades men dagen därpå var Elvis så dålig att en annan veterinär, på djursjukhuset dit ägaren sökt sig, lät undulaten somna in.
Ansvarsnämnden konstaterar att medicindosen som getts var tolv gånger det rekommenderade. Dessutom ifrågasätts själva diagnosen. Löss hos papegojfåglar är extremt ovanligt.

http://www.metro.se/nyheter/veterinar-far-erinran-efter-fageldod/HdzpaA!kIxwT44t2DZpGZ0iA8BLUg/
af soomaali
Maalintii khamiistii ee la soo dhaafay waxaan ka akhristay jariiradda la yidhaahdo Metro ee kasoo baxda Stockholm ee carriga Iswiidhen, arin aan aad iyo aad uga helay ama iiga cajabisay. Waa kan hoos ku xusan isagoo aan turjumay ee bal ila arag.
Digniin la siiyey dhakhtarka xoolaha kadib markii ay shimbirtu dhimatay
Baqbaqaa da' yar ayey dhimasho soo wajahday ka dib markii la' siiyay daawo intii loogu talagalay ka badan, warkan ayaa laga soo xigtay hayadda ka masuulka ah xanaanada xoolah.
Baqbaqaagii Elvis la odhan jiray ayaa waxaa la aaminsan yahay inuu u dhintay daawo saa'id ah oo la siiyay darteed. Waxaa haddaba digniin la siiyay dhakhtarkii xoolaha ee daaweynayey baqbaqaagaasi. Digniintaasi Waxaa siisay hayadda caafimaadka iyo daryeelka xayawaanka. Warkan waxaa soo gudbiyay Värnamo Nyheter.
Elvis waxa uu la liitay cuncun ba'an. Waxa uu madaxa ku xoqayay tiir ku yaalay shabaqii uu galayay. Taasi oo keentay in uu is xoodhiyay halkaas salaanta ee wajiga. Markii la geeyay dhakhtarka xayaawaanka ee gobolka Jönköping ayaa waxaa sugnaatay in injiri gashay shimbirkaasi.
Daawo ayaa lagu muday, laakiin maalintii dambe ayaa waxaa laga war helay in shimbirkaasi uu aad u ildaranyahay oo ay xaaladiisii kasii xumaatayba. Markaasaa dhakhtarkii xoolaha ee maalintaas ka shaqaynayay dhakhtarkaasi uu shimbirku yaalay go'aan ku gaadhay in looga raaxeeyo.
Guddiga mas'uulka ayaa soo saaray in shimbirkaasi la siiyay daawo laba iyo toban jeer ka cuslayd intii loogu tala galay.
Waliba waxa uu muran ka taagan yahay cudurkii lagu sheegay ee ahaa inay injiri gashay shimbirka. In ay injiri gasho baqbaqaaga waa mid aan marnaba caadi ahyn.
Inga kommentarer:
Skicka en kommentar