måndag 12 oktober 2015

Quotes ! citat, soo xigasho!

Veckans citat!

Forest and posturage!
Skog och bete!
Dhirta iyo daaqa!
C:\Users\moabd002\AppData\Local\Microsoft\Windows\Temporary Internet Files\Content.IE5\Z7M82FP7\Abraham_Lincoln_O-55,_1861[1].png

English


Give me six hours to chop down a tree and I will spend the first four sharpening the axe.


Svenska

Om du ger mig sex timmar att hugga ner ett träd, så kommer jag att spendera de första fyra med att slipa yxan. ~ Abraham Lincoln

tisdag 6 oktober 2015

Veckans citat/ Soo xigashadii toddobaadka!


Här kommer veckans citat!


Kritisera dem inte; de är precis vad vi skulle vara under liknande omständigheter. ~ Abraham Lincoln

torsdag 1 oktober 2015

Citat/ Soo xigasho

veckans citat!


"Man lär bättre på det språk man förstår. "


Soo xigashadii todobaadka!


"Dadku waxay si fiican wax ugu baran karaan afka (luqadda) ay fahmaan."  

torsdag 17 september 2015

Agenda svt2 kom på besök.......

Torsdag den 10 september 2015 var samhällsprogrammet Agenda hos oss på lärcentrum i Järfälla. De var där och träffade våra elever som går på Bas. 
Eleverna på Bas har mellan 0-6 års skolbakgrund. Men många av våra elever har inte fått möjligheten att gå i skolan  för att t.ex. lära sig att läsa och skriva på sitt modersmål eller på något annat språk. Men det betyder inte att de saknar kompetens, erfarenheter eller yrke. En del av eleverna var antingen yrkesskickliga eller framgångsrika företagare i sina hemländer. 
De kan bidra med mycket i Sverige och kan vara en del i samhället om arbetsmarknaden öppnar upp sig.
Vill du se programmet? klicka länken nedan. 
http://www.svtplay.se/klipp/3608655/de-hoppas-fa-jobb-trots-att-de-saknar-utbildning 

af soomaali 

Barnaamijka Ajenda (Agenda) oo ah barnaamij ka hadla dhacdooyinka cusub ee bulshada iyo caalamkaba ayaa nasoo booqday maalintii axaddii ee bishu ay ahyd 10 sebtembr 2015. Waxayna nagu soo booqdeen daarta weyn ee cas ee  Lärcentrum ee degmada Järfälla, halkaas oo ah iskuulka waxbarashada dadka waaweyn.
Waxay halkaas kula kulmeen ardeyda dhigata qaybta Bas (Aasaas).  Bas waxaa dhigata ardeyda ay waxbarashadoodu u dhaxeyso 0-6 sano. Ardeydaasi qaar ka mid ahi nasiib ama fursad uma helin inay iskuul soo dhigtaan oo ay afkooga hooyo ama mid kalaba ay ku bartaan sida wax loo qoro amaba loo akhriyo. Hase ahaatee taas macnaheedu maaha inaaney waxba aqoonin. Ardeydan qaar kamid ahi waxay ahaayeen dad shirkado si fiican u socda iska leh, halka kuwa kalana ay xirfado kala duwan ay leeyihiin iyo waayo aragnimaba.
Haddaba haddii ay ardeydani helaan fursad ay ku shaqeeyaan, waxa uu san shaki ku jirin inay wax badan wadanka ku soo kordhinayaan oo ay bulshadana ka mid noqonayaan.
Ma rabtaa haddaba inaad barnaamijkaa aad daawati, riix halkan 
http://www.svtplay.se/klipp/3608655/de-hoppas-fa-jobb-trots-att-de-saknar-utbildning 




torsdag 27 augusti 2015

Uttal / Dhawaaqa

Uttal

Idag hittade jag en bra sida om uttal. Det är jätteviktigt att uttala rätt orden. Vokalerna tycker jag är grundstenen för uttalen. Självklar man ska kunna också konsonanterna. 
I somaliska fattas det flera bokstäver som: P, V, Z, Å, Ä och Ö. Då du måste kämpa att lära dig dessa bokstäverna.
Samtidig som jag skriver det här lyssnade jag eller tittade jag också på då och då Svenska till varje pris. Där Abdullahi från Somalia är en av deltagarna. Abdullahi ska säga att han har på sig ett par vita skor men uttalar v som f, och det blev nåt helt annat så brukade jag också uttala det odet när jag skulle lära mig. Det var jätte roligt avsnitt att titta på och jag tycker att alla deltagarna är jätte duktiga och modiga.
Jonas som var deras lärare är min arbetskamrat idag om jag skrider lite om det.
Vill du uttala rääääätt och lära dig mycket annat?
Klicka här.... 



Dhawaaqa 

Maanta waxaan helay bog wanaagsan oo ku saabsan dhawaaqa. Waa mid aad iyo aad u mihiim ah in ereyga si saxa loogu dhawaaqo. Shaqallada waxaan u arkaa markaa anigu inay yihiin seeska hoose ee  luqadda. Taas macnaheedu maaha inaan ka tagayo shiibanayaasha ee iyaguna sidoo kale waa muhiim.
Afka soomaaligana kuma jiraan xarfahani sida: P, V, Z, Å, Ä och Ö. Haddaba waa lagama maarmaan inaad si gaara aad xooga u saartaan. Isla wakhtigaas aan qorayo qoraalkan waxaan dhageysanayey/ ishana aan ku hayay mar mar barnaamijka la yidhaahdo: Svenska till varje pris.(kor iyo hoosba waa inaan af iswidhishka bartaa). Cabdullahi oo ka yimid Soomaaliya ayaa ka mida ardeyda ka qaybqaadanaysa barnaamijkan. Cabdullahi waxaa la weydiinayaa: kabaha uu xdhanyahay/qabaa nooca ay yihiin. Markaasuu Cabdullahi af iswidhishka ku odhanayaa waa caddn (vita). Maadaama oo aynaan lahayn  xarafka V Cabdullahi wuxuu ugu dhawaaqayaa sida F oo kale macnaheediina wey ka tagaysaa oo macne kale ayay yeelanaysaa markaas. Runtii aad ayaan uga helay una qoslay, sababta oo ah ana sidaas oo kale ayaan ugu dhawaaqi jiray markaan afka iswidhishka baranayay .
Dhamaan ardeyda qa baybqaadanaysa barnaamijkani waa ardey wanaagsan oo waliba geesiyaal ah.
Maanta waxaan nasiib u helay inaan meel kala shaqeeyo macalinkoodii Jonas, faanba intaasi ha iga ahaatee. 
Marabtaa inaad si saaaaaaaaax ah aad ugu dhawaaqdid?
Riix halkan....


Bas / Aasaas

Bas 


Jag byte jobb och jag arbetar på SFI- i Järfälla idag. Jag jobbar bla med Bas. Vad är Bas? Bas är en grundläggande utbildning för nyanlända på studieväg 1. Eleverna har 0-6 års skolbakgrund från sitt hemland och många av de kan inte läsa och skriva på sitt modersmål. Bas finns tre olika kommuner i Stockholm, nämligen Järfälla, Sigtuna och Södertälje. Vill du veta mer om Bas? klick här... 

Aasaas/ Saldhig 

Shaqadii hore ee aan ka shaqayn jiray waan ka tagay oo hadda waxaan joogaa SFI. iiga ku yaala degmada Järfälla. Qaybaha ardeyda ee aan la shaqeeyo waxaa ka mida Aasaas (Bas). Aasaas ama Saldhig muxuu yahay? Aasaas waxaa weeyaan: waxbarashada aasaaska cilmiga ee ardeyda ku cusub waddanka Iswidhen oo ka mid ah dariiqa waxbarashada 1. Ardeydaasi halkaa dhigataa waa ardey wadankoodii waxbarashada ay ku soo qaateeni ay u dhaxayso 0-6 sano. Ardeydaasi intooda badani afkooga hooyo ma qori karaan  mana aqriyi karaan. Aaasaas (Bas) wuxuu ku kala yaalaa saddex degmo oo ka tirsan Istockholm, sida Järfälla, Sigtuna och Södertälje. Haddaba ma rabtaa inaad macluumaad intaa ka badan aad ogaatid? Riix halkan

fredag 21 augusti 2015

långa och korta vokaler / shaqalada dhaadheer iyo kuwa gaagaaban!

långa och korta  vokaler

Idag har jag lagt långa och korta  vokaler under fliken lär dig svenska. Det är bara A a nu, men resten kommer sen....
Om du hittar fel eller har förslag om min blogg tveka inte att kontakta mig. Tack på förhand.


Shaqalada dhaadheer iyo kuwa gaagaaban!

Maanta waxaan soo galiyey qodobka baro af iswidhishaka Shaqalada dhaadheer iyo kuwa gaagaaban. Hadda waa AA aa kaliya, laakiin kuwa kalana wey soo socdaan.....

Haddii aad wax qalad ah aad ku aragtid amaba tallo iyo tusaalaba ah boggaygan, fadlan ila soo socodsii.. mahadsanid.