fredag 28 mars 2014

Kurser i somaliska/ koorsooyin af soomaaliya!

Kurser i somaliska för modersmålslärare

Nu har du chansen. Göteborgs universitetet anordnar kurser för modersmålslärare i somaliska.

Med början nu i höst kommer vi ge kurser i somaliska för modersmålslärare.
Via länken kan ni se vilka kurser vi kommer erbjuda (SOL110 och SOL120 går i höst)
Hör gärna av dig om du har några frågor eller om det är något du undrar över.

Besök gärna mina andra bloggar:


Koorsooyin af soomaali ah oo loogu talagalay macalimiinta soomaalida


Hadda ayaad jaanis haysataa ee ka faa'ideyso. Jaamacadda Göteborg waxay kuu diyaarisey koorasyo af soomaali ah oo bilaabmaya xiliga deyrta ee sanadkan.
Wixii faahfaahin ah ka akhriso isku xidhahan:
wixii macluumaad dheeraad ahna kala xidhiidh maamulka jaamacadda qaybta luqadaha.

Kusoo dhawoow bogageyga kale:


måndag 3 mars 2014

Dialog   Ny

Första dialogen är färdig nu och ligger under fliken lär dig svenska. Eller klick Här.
Det handlar om en elev som är ny i klassen. Dialogens syfte är att lära sig hur man presenterar sig, vad olika länder heter och vilka språk man talar i dessa länder.


Wada sheekeysi   Cusub

Wada sheekeysigii ugu horeeyey ayaan hadda soo galiyey, waxaanan dhigey meesha ama qodabka baro af iswidhishka hoostiisa. Amaba guji/riix halkan.
Wuxuuna ku saabsan yahay ardayad ku cusub fasalka. Ujeedada casharkani waxa weeyi inay ardeydu ku bartaan sida laysku barto, magacyada wadamada iyo afafka lagaga hadlo wadamadaasi. 

tisdag 11 februari 2014

Pengar-Lacag (svenska/soomaali)

svenska 
Idag har jag lagt under matematik fliken en länk om pengar och det som man förknippar med den. Detta är en ny version av det gamla och är översätt på somaliska.

soomaali
Maanta waxaan soo galiyey meesha xisaabta hoosteeda qodob/isku xidhe lacagta iyo wixii la hal maala ah. Tani waa qayb cusub oo tii hore la socota oo aan ku turjumay af soomaali.

måndag 10 februari 2014

Ursäkta!/ Raali galin

Ursäkta!
Jag ber om ursäkta att jag byte namnet på min blogg, utan att jag varnade er det nya namnet i förväg och gav er tid att spara det.

Raali galin
Waxaan idinka raali galanayaa inaan badalo magicii bogeyga, intaanan idiin sii digin oo aanan wakhti idin siinin si aad ugu diyaar garawdaan magacaasi cusub.

måndag 27 januari 2014

Namnbyte!

Namnbyte!
Nu har jag bestämt mig att byta namnet på min blogg och det nya namnet är http://ssh13.blogspot.se/
 ssh13 står för somaliska studiehandledning 2013.


Magac badalid!

Hadda ayaan go'aamiyey magicii aan u bixin lahaa bogeyga. Magaca cusubi waa: 
http://ssh13.blogspot.se/
Waxaanu u taagan yahay somaliska studiehandledning 2013.

fredag 17 januari 2014

Matematik om pengar/ Xisaab oo ku saabsan lacagta

Pengar! Ny

Nu jobbar vi med om pengar och jag har lagt till under matematik fliken det man förknippar med om pengar.


Lacag! Cusub

Waxa aan hadda ku guda jirnaa barashada lacagta iyo wixii la xidhiidha. Waxaan soo galiyey qoraal ku saabsan arintaas oo aan dhigay qaybta xisaabta.

Mohammed A.

torsdag 9 januari 2014

Välkomna tillbaks!/ Soo noqosho wanaagsan!

Gott nytt år 2014.


Gott nytt år alla läsare. Hoppas att ni har haft trevligt och roligt under jullovet och nyåret. Nu är det 2014 och vi har nya förväntningar och utmaningar framför oss. Hoppas att det blir ett bra år för oss allihopa. Ta vara på er och njut livet, ta en dag, en timme, en minut och en sekund i taget. Ta hand om er själva, era närmaste och medmänniskor. 

Mohammed A.

Sanad cusub oo wanaagsan 2014.

Sanad cusub oo wanaagsan dhamaan akhristayaasha oo dhami. Waxaan rajaynayaa inaad  farxad iyo rayn rayn aad ku jirteen wakhtigii aad fasaxa aheydeen. Hadda waxaan galnay sanadkii 2014 ka waxaana horteena yaala  wixii aan rajaynayno inaan helno amaba aan gaadhno iyo goolka aan dhiganay inaan  gaadhno haddii ilaahay yidhaahdo. Waxaan rajaynayaa inuu sanad wanaagsan inoo noqdo dhamaanteenba. 
Wakhtigaaga ka faa'idayso oo yaanu ciyaar iyo dhayal kugu dhaafin. Naftaadana dhaqaalee, qoyskaaga, ehelkaaga, qaraabadaada iyo saaxiibadaana xidhiidhi.

Mohammed A.