tisdag 11 februari 2014

Pengar-Lacag (svenska/soomaali)

svenska 
Idag har jag lagt under matematik fliken en länk om pengar och det som man förknippar med den. Detta är en ny version av det gamla och är översätt på somaliska.

soomaali
Maanta waxaan soo galiyey meesha xisaabta hoosteeda qodob/isku xidhe lacagta iyo wixii la hal maala ah. Tani waa qayb cusub oo tii hore la socota oo aan ku turjumay af soomaali.

måndag 10 februari 2014

Ursäkta!/ Raali galin

Ursäkta!
Jag ber om ursäkta att jag byte namnet på min blogg, utan att jag varnade er det nya namnet i förväg och gav er tid att spara det.

Raali galin
Waxaan idinka raali galanayaa inaan badalo magicii bogeyga, intaanan idiin sii digin oo aanan wakhti idin siinin si aad ugu diyaar garawdaan magacaasi cusub.

måndag 27 januari 2014

Namnbyte!

Namnbyte!
Nu har jag bestämt mig att byta namnet på min blogg och det nya namnet är http://ssh13.blogspot.se/
 ssh13 står för somaliska studiehandledning 2013.


Magac badalid!

Hadda ayaan go'aamiyey magicii aan u bixin lahaa bogeyga. Magaca cusubi waa: 
http://ssh13.blogspot.se/
Waxaanu u taagan yahay somaliska studiehandledning 2013.

fredag 17 januari 2014

Matematik om pengar/ Xisaab oo ku saabsan lacagta

Pengar! Ny

Nu jobbar vi med om pengar och jag har lagt till under matematik fliken det man förknippar med om pengar.


Lacag! Cusub

Waxa aan hadda ku guda jirnaa barashada lacagta iyo wixii la xidhiidha. Waxaan soo galiyey qoraal ku saabsan arintaas oo aan dhigay qaybta xisaabta.

Mohammed A.

torsdag 9 januari 2014

Välkomna tillbaks!/ Soo noqosho wanaagsan!

Gott nytt år 2014.


Gott nytt år alla läsare. Hoppas att ni har haft trevligt och roligt under jullovet och nyåret. Nu är det 2014 och vi har nya förväntningar och utmaningar framför oss. Hoppas att det blir ett bra år för oss allihopa. Ta vara på er och njut livet, ta en dag, en timme, en minut och en sekund i taget. Ta hand om er själva, era närmaste och medmänniskor. 

Mohammed A.

Sanad cusub oo wanaagsan 2014.

Sanad cusub oo wanaagsan dhamaan akhristayaasha oo dhami. Waxaan rajaynayaa inaad  farxad iyo rayn rayn aad ku jirteen wakhtigii aad fasaxa aheydeen. Hadda waxaan galnay sanadkii 2014 ka waxaana horteena yaala  wixii aan rajaynayno inaan helno amaba aan gaadhno iyo goolka aan dhiganay inaan  gaadhno haddii ilaahay yidhaahdo. Waxaan rajaynayaa inuu sanad wanaagsan inoo noqdo dhamaanteenba. 
Wakhtigaaga ka faa'idayso oo yaanu ciyaar iyo dhayal kugu dhaafin. Naftaadana dhaqaalee, qoyskaaga, ehelkaaga, qaraabadaada iyo saaxiibadaana xidhiidhi.

Mohammed A.

fredag 20 december 2013

Jullov/ Fasixii kirismaska!



Jullov och nytt år!

I dag är det den 20 dec 2013 lite kallt men solen skiner i Stockholm jättefint. Detta innebär att det är sista dagen på terminen och sista dagarna på året, tiden går så fort hörde ni. Det känns som om det var i går vi började att jobba igen.  Nu siktar vi mot våren och mot sommaren, roligt. Njut under jullovet och nytt året, ladda om batteriet inför kommande vårterminen och vi ses den 8 januari 2014 kl. 09:00 enligt ert schema. ni som går på Mälargymnasiet. Ha ni så trevligt under tiden.


Fasixii kirismaska iyo sanadka cusub!


Maanta bishu waa 20 diisambar 2013 jawigu waa qabaw lakiin qoraxdu wey ifaysaa inkastoo aanay lahayn kuleyl. Taasi macneheedu waxa weeyaan inay tahay maalintii uskullka ugu danbaysay iyo maalmihii sanadka ugu danbeeyay. Waqtigu muxuu aad ordayaa, waxaa la moodaa inay shalay uun ay ahayd markii aan shaqada bilaownay. Hadda waxaan diirada saaraynaa xili dugsiyeedka soo socda ee bilaabmaya xilliga karanta iyo xaggaaga ee soo socda 8 janaayo 2014 sida jadwalkaaga ku taala. Soo nasta oo soo cuga qalbiga iyo maskaxda. Sidaas iyo isarag danbe oo wacan.

måndag 25 november 2013

Den 28-29 nov på kurs/ 28-29 noofambar koorso!

Den 28 och 29 nov är lärarna på kurs

Torsdag 28 och fredag 29 november är några lärare från SI på kurs i Uppsala, det innebär att alla svensklektioner blir inställda,  men prata med din lärare om du är berörd.

28-29 noofambar siminaar ayay macalimmintu ku maqan yihiin

Khamiista 28 iyo jimcaha 29 noofambar waxay u socdaa macalimiinta SI ee Mälargymnasiet qaar ka mid ahi waxbarasho cilmikoradhsi ah ilaa iyo magaalada Uppsala. Taasi waxaa weeyi in cashiradii af iswidhishka ahaa oo dhami aanay jirin labadaasi maalmood. Haddii ay arintani ku khusayso la xidhiidh macalimiintaada.