onsdag 25 november 2015

Somaliska dagar! Maalmaha soomaalida!

C:\Users\moabd002\AppData\Local\Microsoft\Windows\Temporary Internet Files\Content.IE5\2BZPQZLU\Lecture1[1].jpg
Kista folkhögskolan och andra medarbetare anordnar 2 studiedagar om somalier dess kultur och litteratur.Kista träff den 4-5 december 2015, mellan  09:00 - 16:00 och de är kostnadsfria.
Den 4 december är för svenska talande medan den 5 december inriktar sig enbart mot somaliska talande. 
vill du gå ? det är bara att anmäla sig.
Jag bifogar inbjudan här .Klicka här....

Soomaali
Kista folkhögskola iyo hay'ado kale  oo ay wada shaqeeyaanba waxa ay qabanqaabinayaan laba maalmood oo cilmi korodhsi ah oo ku saabsan soomaalida, dhaqankooda, suugaanta iyo bandhigga buugaagta . Waxaana uu kulan kani ka dhici doonaa Kistaträf oo ku taala xaafadda Kista, waana bilaash in laga qayb qaataa.  
Kulan kani waxa uu dhacayaa 4-5 diisambar 2015. Maalinta hore oo jimce ah 09:00 -16:00 waxaa lagu hadlayaa af iswidish. 16:30 -20:30 waa af soomaali. Maalinta dambe waa af soomaali kaliya.
Haddii aad rabtid inaad ka qayb qaadatid isa soo diiwaan gali. Waxaanan halkan kuugu soo lifaaqayaa cassuumaddii.

måndag 9 november 2015

komplimang/ Ammaanid

Bas 2 i Järfälla började förra veckan att jobba med tema Komplimanger. Vi fortsätter också att jobba med samma tema den här veckan. Eleverna kommer från många olika länder och kontinenter, då är det inte konstigt att dessa elever talar olika språk, har eller bär olika kulturer och olika religioner.
Det är roligt och värdefullt att ha nästan hela världen i en och samma klass. 
Kan man ge komplimanger på samma sätt i alla länder? Nej, tydligen inte.  Men det visar sig att i vissa länder kan man ge komplimanger på liknande sätt t.ex. gör eleverna som kommer från Afrika  nästan på samma sätt. Och eleverna som kommer från arabländerna berömmer ungefär på samma sätt.
Vi jämförde hur man ger komplimanger i olika länder. Det blev en bra, rolig och lärorik lektion.  
Här är komplimangerna som vi arbetar med:


  1. jag tycker om din frisyr!
  2. du har ett fint leende!
  3. dina skor är snygga!
  4. vilka vackra ögon du har!
  5. du är underbar!
  6. jag tycker om dina skor!
  7. du är vacker!
  8. du är mycket trevlig!
  9. man kan lita på dig!
  10. du ser bra ut!
  11. det är kul att vara med dig!
  12. du är smart!
  13. du är intelligent!
  14. du inspirerar mig!
  15. jag tycker om när du skrattar!
  16. du är en bra människa!
  17. du är rolig!
  18. du är en bra vän!
  19. du är snäll!
  20. du är bra på allt du gör!
  21. du är schysst!

soomaali
Bas 2-ga Järfälla ku yaalaa waxa aan toddobaadkii ina dhaafay aan bilawnay mawduuca ammaanta.Toddobaadka soo socdana isla mawduucas ayaan wadi doonaa. Ardeyda dhigata qaybtani waxa ay kakala yimaadeen waddamo kala duwan. Haddaba waxaanu shaki ku jirin in ardeydani ku kala hadlaan afaf kala duwan , ayna leeyihiin ama ay xambaarsanyihiin dhaqamo kala duawan iyo diimo kala duwan. Runtii waa mid aad loogu farxo oo aadna u qiimo badan in arday  wadamo badan oo kala duwan ka kala socdaa ay hal fasal wada fadhiyaan.
Si isku mid ah mala isku ammaanaa waddamada oo dhan? jawaabtu waa maya, laakiin waxaa soo baxday oo aan ogaanay in waddamada qaarkood si iyo xaallad isku mid ah la isku ammaano. Tusaale ahaan waddamada ku yaala Afrika dadku si isku mida ayay isku amaanaan. Kuwa ka yimid waddamada carbtuna iyaguna sidoo kale ayay si isku mida iyo xaallado isku mida ama isku dhaw iskugu amaanaan.

Waa kuwan ammaanaha aan ka shaqaynaa:
  1. waan jecelahay sidaad timaha aad jaratay!
  2. dhoola cadayn fiican baad leedahay!
  3. kabahaagu way qurux badan yihiin!
  4. indha qurux badan baad leedhay!
  5. qof aad u wanaagsan baad tahay!
  6. kabahaag awaan jecelahay!
  7. waad qurux badan tahay!
  8. aad baad u furfuran tahay!
  9. qof la aamini karaad tahay!
  10. si fiican baad u eegtahay!
  11. wey wanaagsan tahay la joogidaadu! 
  12. xariif baad tahay!
  13. waad caqli badan tahay!
  14. waad i dhiiri galisaa!
  15. waan jecelahay markaad qoslaysid!
  16. qof wanaagsan baad tahay!
  17. waxaad tahay qof maad leh!
  18. saaxiib wanaagsan baad tahay!
  19. qof naxariis leh baad tahay!
  20. waxa aad samaysaysid waad ku fiican tahay!
  21. qof fiican/sharaf leh baad tahay!

fredag 6 november 2015

Datum, väder och frågeord/ Taariikhda, hawada iyo erayada su'aalaha!

Svenska somaliska


Vad är det för dag i dag? Maanta waa maalintee?
Det är tisdag. Waa talaado.
Vad är det för datum i dag? Taariikhdu waa imisa maanta.
Det är den 5 maj 2015. Waxa weeyaan 5 maayo 2015.
Vad är det för väder? Hawadu waa sidee?
Det är molnigt (mulet). Waa daruuro.
Solen skiner. Qoraxdii baa iftiimaysa.
Det regnar. roob baa da’aya.


Frågeord erayada su’aalaha
Vad heter du? Magacaagu waa maxay?
Var bor du? Halkeed dagantahay?
Varifrån kommer du? Halkeed ka timid?
När vaknar du på morgonen? Goormaad kacdaa subixii?
Hur bakar man bröd? Sidee rootiga loo dubaa.
Varför skrattar du? Waayo aad u qoslaysaa?

Vem ska diska i dag? Ayaa weelka dhaqaya maanta.

måndag 12 oktober 2015

Quotes ! citat, soo xigasho!

Veckans citat!

Forest and posturage!
Skog och bete!
Dhirta iyo daaqa!
C:\Users\moabd002\AppData\Local\Microsoft\Windows\Temporary Internet Files\Content.IE5\Z7M82FP7\Abraham_Lincoln_O-55,_1861[1].png

English


Give me six hours to chop down a tree and I will spend the first four sharpening the axe.


Svenska

Om du ger mig sex timmar att hugga ner ett träd, så kommer jag att spendera de första fyra med att slipa yxan. ~ Abraham Lincoln

tisdag 6 oktober 2015

Veckans citat/ Soo xigashadii toddobaadka!


Här kommer veckans citat!


Kritisera dem inte; de är precis vad vi skulle vara under liknande omständigheter. ~ Abraham Lincoln

torsdag 1 oktober 2015

Citat/ Soo xigasho

veckans citat!


"Man lär bättre på det språk man förstår. "


Soo xigashadii todobaadka!


"Dadku waxay si fiican wax ugu baran karaan afka (luqadda) ay fahmaan."  

torsdag 17 september 2015

Agenda svt2 kom på besök.......

Torsdag den 10 september 2015 var samhällsprogrammet Agenda hos oss på lärcentrum i Järfälla. De var där och träffade våra elever som går på Bas. 
Eleverna på Bas har mellan 0-6 års skolbakgrund. Men många av våra elever har inte fått möjligheten att gå i skolan  för att t.ex. lära sig att läsa och skriva på sitt modersmål eller på något annat språk. Men det betyder inte att de saknar kompetens, erfarenheter eller yrke. En del av eleverna var antingen yrkesskickliga eller framgångsrika företagare i sina hemländer. 
De kan bidra med mycket i Sverige och kan vara en del i samhället om arbetsmarknaden öppnar upp sig.
Vill du se programmet? klicka länken nedan. 
http://www.svtplay.se/klipp/3608655/de-hoppas-fa-jobb-trots-att-de-saknar-utbildning 

af soomaali 

Barnaamijka Ajenda (Agenda) oo ah barnaamij ka hadla dhacdooyinka cusub ee bulshada iyo caalamkaba ayaa nasoo booqday maalintii axaddii ee bishu ay ahyd 10 sebtembr 2015. Waxayna nagu soo booqdeen daarta weyn ee cas ee  Lärcentrum ee degmada Järfälla, halkaas oo ah iskuulka waxbarashada dadka waaweyn.
Waxay halkaas kula kulmeen ardeyda dhigata qaybta Bas (Aasaas).  Bas waxaa dhigata ardeyda ay waxbarashadoodu u dhaxeyso 0-6 sano. Ardeydaasi qaar ka mid ahi nasiib ama fursad uma helin inay iskuul soo dhigtaan oo ay afkooga hooyo ama mid kalaba ay ku bartaan sida wax loo qoro amaba loo akhriyo. Hase ahaatee taas macnaheedu maaha inaaney waxba aqoonin. Ardeydan qaar kamid ahi waxay ahaayeen dad shirkado si fiican u socda iska leh, halka kuwa kalana ay xirfado kala duwan ay leeyihiin iyo waayo aragnimaba.
Haddaba haddii ay ardeydani helaan fursad ay ku shaqeeyaan, waxa uu san shaki ku jirin inay wax badan wadanka ku soo kordhinayaan oo ay bulshadana ka mid noqonayaan.
Ma rabtaa haddaba inaad barnaamijkaa aad daawati, riix halkan 
http://www.svtplay.se/klipp/3608655/de-hoppas-fa-jobb-trots-att-de-saknar-utbildning