Bas
Jag byte jobb och jag arbetar på SFI- i Järfälla idag. Jag jobbar bla med Bas. Vad är Bas? Bas är en grundläggande utbildning för nyanlända på studieväg 1. Eleverna har 0-6 års skolbakgrund från sitt hemland och många av de kan inte läsa och skriva på sitt modersmål. Bas finns tre olika kommuner i Stockholm, nämligen Järfälla, Sigtuna och Södertälje. Vill du veta mer om Bas? klick här...
Aasaas/ Saldhig
Shaqadii hore ee aan ka shaqayn jiray waan ka tagay oo hadda waxaan joogaa SFI. iiga ku yaala degmada Järfälla. Qaybaha ardeyda ee aan la shaqeeyo waxaa ka mida Aasaas (Bas). Aasaas ama Saldhig muxuu yahay? Aasaas waxaa weeyaan: waxbarashada aasaaska cilmiga ee ardeyda ku cusub waddanka Iswidhen oo ka mid ah dariiqa waxbarashada 1. Ardeydaasi halkaa dhigataa waa ardey wadankoodii waxbarashada ay ku soo qaateeni ay u dhaxayso 0-6 sano. Ardeydaasi intooda badani afkooga hooyo ma qori karaan mana aqriyi karaan. Aaasaas (Bas) wuxuu ku kala yaalaa saddex degmo oo ka tirsan Istockholm, sida Järfälla, Sigtuna och Södertälje. Haddaba ma rabtaa inaad macluumaad intaa ka badan aad ogaatid? Riix halkan
Syftet med denna blogg är för utbildning. Till dem som vill lära sig svenska eller somaliska // Ujeedada boggani waa waxbarasho. Dadkii doonaya inay bartaan af iswidhishka ama af soomaaliga.
torsdag 27 augusti 2015
fredag 21 augusti 2015
långa och korta vokaler / shaqalada dhaadheer iyo kuwa gaagaaban!
långa och korta vokaler
Idag har jag lagt långa och korta vokaler under fliken lär dig svenska. Det är bara A a nu, men resten kommer sen....
Om du hittar fel eller har förslag om min blogg tveka inte att kontakta mig. Tack på förhand.
Shaqalada dhaadheer iyo kuwa gaagaaban!
Maanta waxaan soo galiyey qodobka baro af iswidhishaka Shaqalada dhaadheer iyo kuwa gaagaaban. Hadda waa AA aa kaliya, laakiin kuwa kalana wey soo socdaan.....
Haddii aad wax qalad ah aad ku aragtid amaba tallo iyo tusaalaba ah boggaygan, fadlan ila soo socodsii.. mahadsanid.
onsdag 19 augusti 2015
Midnattsloppet! / Orodkii saqdadhexe
Ca 40 000 deltog i midnattsloppet i Stockholm
Jag blev väldigt imponerad över att det var ca 40 000 människor som var anmälda. Det var helt fantastiskt, från små till stora deltog.
Vädret var fint och härligt. Det var varmt, solen sken, himlen var klarblå, träden och gräsen var gröna och framför allt så var människorna glada.
http://midnattsloppet.com/stockholm/
Qiyaastii 40 000 oo qof oo orday orodkii saqdadhexe ee Stockholm.
Sabtidii la soo dhaafay waxaan aaday meeshii uu ka dhacayay tartanka orodada ee saqdadhexe. Waxaa la soo gaadhay wakhtigii orodka iyo madadaalada. Meeshaas uma aanan tagin inaan ordo ee aan ahayn inaan soo daawado, soo eeg eego iyo inaan ku soo raaxaysto jawigaas, waliba waxa kaloo intaas ii dheerayd iyada oo uu inankaygu halkaas ka shaqaynayay. shaqaalaha ayuu ka mid ahaa.
Waxaan aad iyo aad ula dhacay markaan waraystay wiil mas'uul ah oo uu ii sheegay in dadka isa soo diiwaan galiyey ay yihiin qiyaastii 40 000 oo qof, cajiib! dadkaas oo yar iyo weynba lehaa.
Jawigu wuxuu ahaa mid aad u macaan oo fiican, kulul, qoraxduna wey ifaysay, cirkuna wuxuu ahaa buluug saafiya, geedaha iyo dooguna wey cagaarnaayeen. Dadka halkaas joogeyna waxay ahaayeen dad u faraxsan.
Barkulankii shaqaaluhu wuxuu ahaa uskuulka la yidhaahdo Maria iskuulaan. Luuqa iskuulkaasi gidaarkiisa/darbigiisa waxaa ku dhajisnaa qoraalo kala duwan oo aad iyo aad u xiisa badan, kuwaas oo aan jeclaystay inaad ila qaybsataan.
Sawirka 1aad: Sawirka 2aad: Riyo ayaan leeyahay.
Qaybta 1aad: Cilmigu ma cusla
si loo xambaaro.
Qaybta 2aad: Cilmigu waa awood.
Qaybta 3aad: Waa cusub ayaa
maalin kastaba dhasha.
torsdag 13 augusti 2015
Veckans citat!
Veckans citat!
inget är omöjligt.
Det omöjliga tar bara lite längre tid.
Sir Winston Churchil (1874-1965)
Halqabsigii todobaadka!
wax aan suurtogal ahayni ma jiro.
Waxa aan suurtogalka ahayni wuxuu qaataa kaliya wakhti ka yar dheer.
Sir Winston Churchil (1874-1965)
lördag 14 februari 2015
Tand - Ilig
Nu har jag lagt under fliken naturvetenskap vad tandens olika delar kallas på svenska och somaliska.
Soomaali
Waxaan hadda soo galiyey qaybta sayniska hoosteeda, magacyada qaybaha iligga oo ku qoran af iswidhish iyo af soomaali.
Soomaali
Waxaan hadda soo galiyey qaybta sayniska hoosteeda, magacyada qaybaha iligga oo ku qoran af iswidhish iyo af soomaali.
torsdag 12 februari 2015
vad är på G.........maxaa soo socda.....
Vad är på gång....
Jo, i slutet av förra terminen och den här terminen arbetar vi med NO- (Naturorienterande ämne). Det är en introduktion av NO- för SI (språkintroduktion) elever på Mälargymnasiet. Det innebär att eleverna får lite smakprov om biologi, kemi,fysik och eventuellt teknik.
Nu arbetar vi med om biologi och har hittills gått igenom om tre delar nämligen:
- kroppsdelar
- Hud
- Tand
Dessa områden kommer jag publicera här, på både språken svenska och somaliska.
Maxaa soo socda........
Haa, dhamaadkii teeramkii hore iyo kanba waxaan bilownay inaan u dhigno bayoolaji ardeyda fasalada SI (språkintroduktion).
waa hordhac iyo guudmar si loogu diyaariyo uguna fududaato marka ay sida tooska ah ay u bilaabaan. Waxaan haddaba illaa hadda aan kaa gaarnay inaan udhigno qaybaha jidhka qaar ka mid ah, sida:
- Qaybaha jidhka
- Maqaar
- Ilig
Qaybahan oo iswidhish iyi soomaaliba ah ayaan soo galin donaa boggan.
Prenumerera på:
Inlägg (Atom)